Tacsi Tiiraanya leh

Waxaan tacsi tiiraanya leh la wadaagayaa dhamaan umadda soomaliyeed waxaana uga tacsiyeeynaa qaraxii maanta oo taariikhdu tagay 28 march 2019 waxaan leeyahay inti dhimatay ALLAH ha u naxariisto inta dhaawaca ah rabbi ha u booga dhayo iyo inta burbur hantiyadeed ka soo gaarana bedel kheyr qaba insha ALLAH  Waxaab Allah ka baryaa inuu nabad iyo deganaasho wadankeeyna ku soo dabaalo insha allah Asc
Hon

Comments

  1. Rabbi inti dhimatay ha u naxariisto anagana nabad gelyo kaamil ah

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

Basic of Low

Basic of Low

Tacsi Tiiraanya leh