Tacsi Tiiraanya leh

Waxaan Tacsi Tiiranya leh la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaliyeed waxaana uga tacsiyeeynaa qaraxii maanta oo kamiis ah 28march 2019 ka dhacay magaalada muqdishu waxaan leeyahay inti dhimatay rabbi ha u naxariisto inti dhaawacanta allah ha u booga dhayo intii ku hanti beeshana bedel kheyr qaba Waxaan ALLAH ka baryaa inuu nabad iyo nolol noogu soo dabaalo wadankeeyna dowladda Soomaliyana waa ineey qaadato masuuliyadaas lana timaado qorsha qaran ee looga hor tago
Asc
Hon

Comments

Popular posts from this blog

Basic of Low

Basic of Low