Posts

Showing posts from March, 2019

Tacsi Tiiraanya leh

Waxaan Tacsi Tiiranya leh la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaliyeed waxaana uga tacsiyeeynaa qaraxii maanta oo kamiis ah 28march 2019 ka dhacay magaalada muqdishu waxaan leeyahay inti dhimatay rabbi ha u naxariisto inti dhaawacanta allah ha u booga dhayo intii ku hanti beeshana bedel kheyr qaba Waxaan ALLAH ka baryaa inuu nabad iyo nolol noogu soo dabaalo wadankeeyna dowladda Soomaliyana waa ineey qaadato masuuliyadaas lana timaado qorsha qaran ee looga hor tago Asc Hon

Tacsi Tiiraanya leh

Waxaan tacsi tiiraanya leh la wadaagayaa dhamaan umadda soomaliyeed waxaana uga tacsiyeeynaa qaraxii maanta oo taariikhdu tagay 28 march 2019 waxaan leeyahay inti dhimatay ALLAH ha u naxariisto inta dhaawaca ah rabbi ha u booga dhayo iyo inta burbur hantiyadeed ka soo gaarana bedel kheyr qaba insha ALLAH  Waxaab Allah ka baryaa inuu nabad iyo deganaasho wadankeeyna ku soo dabaalo insha allah Asc Hon